Aabaha Qoyska ugu balaaran Dunida oo la shaaciyay in uu geeriyooday (Sawirro)

Dalka Hindiya waxaa ku geeriyooday nin la sheegay in uu ahaa aabaha qoyska ugu balaaran ee Dunida, geerida ninkan ayaana aad looga hadal hayaa baraha bulshada dalka Hindiya iyo Warbaahinta caalamka. Ziona Chana, oo 76-sano jir ah ayaa geeriyooday habeenkii axada kadib markii uu xanuun lasoo darsay, waxaana ninkan oo caan ka ahaa dalka Hindiya … Continue reading Aabaha Qoyska ugu balaaran Dunida oo la shaaciyay in uu geeriyooday (Sawirro)